Warbixin Cusub Jabiga Suuqa
Maxaa Kusoo Batay Suuqa:-
Suuqa ayaa maal mahaan waxaa kusoo batay caga barar wax Layiraado hadaba mxd ka ogtahay aqbaartas iyo maxaa Sababay inuu ganacsigii dhan uu is badalo.
Badeecada ayaa kor ukacday oo wixii dhan qaali ayay noqdeen
Kadib markii doorashada lagu dhee raaday oo wali 100/80 Aysan dhicin arintaas darteeda ayaa waxaa sababay inuu Cagabarar uu bilaabmo iyo abaaro is dawo joog ah tuu Looyinka qaar ayaa waxaa laga la'yahay biyo lacabo misane
La isticmaalo kabasii daran xoolaha ayaa biyo darteeda u baa Ba ooyaan hadabo xalka ayaa waxay kujirtaa inaan ulaabano Rabigeena aan dinbi dhaaf waysano istiqfaartana aan badino Anaga dhaxdeenana aan is cafinno sidoo alle inoogu naxriisto Abaarahana uu alle barwaaqo inoogu badalo. Mahad sanidiin

Comments
Post a Comment