War Bixin Cusub

 Maxey Soo Kor Dhisay Libaax Motorcycle:-





Libaax Ayaa Waxay Sheeg Tay Inay
Keeni Doonto Mooto Kaduwan Mootadii
Hore Ay Keetay Midaasoo Dadka Inta Badan 
Ay Cawasho Badan Kabixiyeen Moo Tadaas Ay Kowdii
Hore Ay Kee Neen.

Waa Maxay Cabashada Dadka Soo Gud Biyeen:-


Dadka Ayaa Soo Gud Biyeen Inay Mootada Ay Fiican
Tahay Qurux Iyo Awoodna Ay Lee Dahay Lkn In Yar Ay Gaaban Tahay.

Fulinta Codsiga Dadka Ama Macaamiisha:-


Libaax Motorcycle Ayaa Ufulisay Codsiga Dadka
Waxayna Keenta Mooto Jook Dheer Qurux Badan 
Awoodna Leh Hadaba Aan Kawada Faa Idaysano
Moo Tadaas Ay Libaax Inoo Keentay.
Mahad Sanidiin.

                        End 


Comments

Popular posts from this blog