Posts

About us

 Waxaan Kahadli Doon Naa:- 1)Aqbaa Raatka Cusub. 2)War Bixinada Muhiim Ka Ah. 3)Motorcycle. 4)Dalka Guda Hiisa. 5)Iyo Siyaasada.

War Bixin Cusub

Image
 Maxey Soo Kor Dhisay Libaax Motorcycle:- Libaax Ayaa Waxay Sheeg Tay Inay Keeni Doonto Mooto Kaduwan Mootadii Hore Ay Keetay Midaasoo Dadka Inta Badan  Ay Cawasho Badan Kabixiyeen Moo Tadaas Ay Kowdii Hore Ay Kee Neen. Waa Maxay Cabashada Dadka Soo Gud Biyeen:- Dadka Ayaa Soo Gud Biyeen Inay Mootada Ay Fiican Tahay Qurux Iyo Awoodna Ay Lee Dahay Lkn In Yar Ay Gaaban Tahay. Fulinta Codsiga Dadka Ama Macaamiisha:- Libaax Motorcycle Ayaa Ufulisay Codsiga Dadka Waxayna Keenta Mooto Jook Dheer Qurux Badan  Awoodna Leh Hadaba Aan Kawada Faa Idaysano Moo Tadaas Ay Libaax Inoo Keentay. Mahad Sanidiin.                         End 

Asc walaaha aan jeclaa soo dhawaada kuna soo dhawaada libaax mooto

Image
 Haye walaala yaal waa markale iyo libaax mooto sabirka mootada ayaan idinsoo gudbinaa yay sidaa daraadet waxaan rajaynaa yaa inaat aad iyo aad aad oogu qanacdeen waliba 100/100 inaat kahesheen waan idin sugaayaa anigane i.a waan idin soo dhabeen doonaa hadaba waxaa iga heli kartaan tell:613-21-66-57 ama facebook (cqaadir cumar j) ama noogu imaaw goobteena sida mugdisho qeeta dabka 👍 ama xmr weyne qeebta shalem africa 👍soo dhawaada mar 1aad  iyo mar 2aadba 👍.

War bixin cusub libaax mooto

Image
  Ascb wll waxaan kuu haa yaa in libaax mooto wax laga badaly qiimaheeda horay hada lagadhigay(880) hadabo hadaat iibsato libaax mooto waxaan kuu haaynaa adeego free adigane aad ku qanciya adeegaas free ah ayaa waxay yihiin farsamo lacag la'aan ah iyo in mootadaada marka aad gadato week walbo lagu soo wacaayo laguna xaal waree sanaayo mootada sida ay kuu tahay iyo in qamiis walba aad noo keento mootada oil ayaa lagaga bada laayaa mootadana waa lajakin garee naayaa dhuujis dhuujis  iyo wixii lamid ah hadabo kafaaa idayso adeeg yadaas freega ah iyo mooto awood lohoo xawaara sare leh Shaqana diyaar u ah hadaba nagala soo xariir tell:611-23-23-68 Ama 613-21-66-57 xaruun teenana waxay kutaalaa caasimada dalka somalia ee mugdisgo gaar ahaan isgoyska dabka iyo bakaaraha inta udhaxaysa qeeb teeni 2aad ayaa waxay kutaa laa xmr weyne gaar ahaan shaleemo afrika hadabo balim taynu waa libaax mooto.

Warbixin Cusub Jabiga Suuqa

Image
Maxaa Kusoo Batay Suuqa:-  Suuqa ayaa maal mahaan waxaa kusoo batay caga barar wax Layiraado hadaba mxd ka ogtahay aqbaartas iyo maxaa Sababay inuu ganacsigii dhan uu is badalo. Badeecada ayaa kor ukacday oo wixii dhan qaali ayay noqdeen Kadib markii doorashada lagu dhee raaday oo wali 100/80 Aysan dhicin arintaas darteeda ayaa waxaa sababay inuu Cagabarar uu bilaabmo iyo abaaro is dawo joog ah tuu Looyinka qaar ayaa waxaa laga la'yahay biyo lacabo misane La isticmaalo kabasii daran xoolaha ayaa biyo darteeda u baa Ba ooyaan hadabo xalka ayaa waxay kujirtaa inaan ulaabano Rabigeena aan dinbi dhaaf waysano istiqfaartana aan badino Anaga dhaxdeenana aan is cafinno sidoo alle inoogu naxriisto Abaarahana uu alle barwaaqo inoogu badalo. Mahad sanidiin

Asc walaaha aan jeclaa soo dhawaada

Image
 Halkaan waxaan idinku haayaa mooto cusub layiraahdo libaax mooto waa mooto moo tooyinka kale kaduwan sida xawaaraha iyo awoodaba ooga duwan libaax mooto awoodeeda matoorka waa 200cc dhanka xawaa raheeduna ay tahy 180 waana xaqiiqo libaax mooto waa mooto shaqo diyaar u ah hadabo saad u aragto misane oola socoto aqbaarad kusaabsan libaax mooto igala soo xariir bayj kayga yuo tubka cqaadir cumar j ama tell:613-21-66-57 mahadsa nidiin.